HomeWararQarax Khasaaro geestay oo ka dhacay degmada Balcad

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay degmada Balcad

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka naga so gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in uu duleedka degmadaas ka dhacay qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah. Qaraxa ayaa qabsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ah nooca Soomaalida u taqaano Cabdi  Cabdi Bilaha xili uu ku sii jeeday Magaalada jowhar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga so gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in uu duleedka degmadaas ka dhacay qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah.

Qaraxa ayaa qabsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ah nooca Soomaalida u taqaano Cabdi  Cabdi Bilaha xili uu ku sii jeeday Magaalada jowhar kaas oo la sheegay in uu kamid ahaa Gawaari Galbineysay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal Askari oo kamid ahaa Ciidamadii saarnmaa gaariga ayaa geeriyoday,waxana xoogaa hakad galay Safarkii xubnaha ka tirsan dowladda ee ku sii jeeday Magaalada Jowhar.

Saraakiisha Ciidamada dowladda ee degmada Balcad ayaan xiriir la sameynay si aan wax uga weeydiino qaraxaas balse ay ka gaabsadeen ,waxaana uu qaraxan noqonayaa kii labaad ee 24 saac Gudahood ka dhaca gobolka Shabeellaah dhexe.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts