Qarax Dhaawacyo Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeeladda Hoose

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari lagu xeray Waxyaabaha Qarxa oo ay wateen Laba Dhalinyarro oo aan Weli la aqoonsan.

Labadasi qof waxa ay ka tageen Degmadda Afgooye waxana ay ku sii jeedeen Magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose.

Laba qof oo shacab ahaa ayaa ku dhaawacmay Qaraxa ka dhashay Gaariga ay wateen raggasi.

Ma Cadda Sababta loo beegsaday Labadan qof mana jiraan ilaa iyo imminka warar intaasi ka faahfaahsan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor