Qarax Bambo oo Marka Lagula Eegtay Ciidamadda Amisom

Wararka ka imaanaya Magaaladda Marka Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhashay Bambada Gacanta laga tuuro lagu Weeraray Kolonyo Katirsan Ciidamadda Amisom kuwaas oo ku sugnaa Magaaladda  Marka.

Ugu yaraan Laba Qof oo Shacab ah ayaa ku dhaawacmay Rasaas ay Ciidamadda Fureen Qaraxasi kadib sida Dadka deegaanka ay u sheegeen Radio Dalsan.

Waxa ka soo kordha Halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor