• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Qaramada Midoobey iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya Howlgal Cuddur ah

Bilan Media by Bilan Media
June 24, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’addaha QM iyo Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay shalay bilaabeen Talaalka Cuddurka Daacuunka oo socon doona muddo hal isbuuc ah, oo ka bilaabantay  bishan 22-dii ilaa 28-da.

Ilaa 650,000 oo qof ayaana la filayaa in la siiyo Tallaalkaasi, kuwaasi oo ku nool Degmooyinka khatarta ugu jira inuu Cuddurka Daacuunka dib uga dillaaco, wuxuuna qorshuhu yahay inay shaqaalaha caafimaadka maalintiiba tallaalaan 150-qof.

Dadka la tallaalayo ayaa la sheegay inay da’dooda u dhexeyso hal snno iyo wixii ka badan, si looga hortago cuddurkaasi bulshadda aadka u nugul.

Wasiirka Caafimaadka ee Somalia, Fowziya Abikar Nur ayaa sheegtay inuu cuddurka Daacuunka weli ka mid yahay khataraha ugu waa weyn ee caafimaadka dadweynaha.

Hadal-qoraal oo laga soo saaray Muqdisho ayey ku sheegtay inay haatan hayaan micnaha iyo xalinta cuddurkaasi looga af-jari doono Somalia, iyadoo xustay inay kala shaqeyn doonaan Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Daneeyayaasha kale sidii loo badbaadin lahaa Nolosha dadka, loogana hortegi lahaa cuddurkaasi ee xilliga dheer.

Sida laga soo xigtay Hay’adda WHO, Somalia waxaa laga soo sheegay 1,041 Kiisas la tuhunsan yhaayoo Cuddurka Koleeraha tan iyo markii uu dillaacay bishii Janaayo ee sannadkan.

Warbixinta ayaa lagu sheegay inay jirto hal dhimasho oo lala xiriirinayo cuddurkaasi oo ka dillaacay 25 Degmo oo kaabiga ku haya Jiinka webiyadda Shabelle iyo Jubba ee Koonfurta Somalia.

Sannadkii 2017-kii, Somalia waxaa soo wajahay mid ka mid ah dilaacii ugu weynaa cuddurkaasi ee Taariikhda, iyadoo la diiwaan geliyey 78,784 Kiis, oo ay ku jiraan 1,159 dhimasho, sida ay Hay’adda WHO shaacisay.

Sannadkii 2018-kii, Somalia waxaa laga arkay hoos-u-dhaca Kiisaska Cuddurka Daacuunka ee lala xiriiriyo dhimashadda, waxaana sannadkii hore la soo weriyey 6,448 Kiis oo ay ku jirto 45 kiis oo dhimasho ah.

Wakiilka Hay’adda WHO u jooga Somalia, Mamunuur Raxmaan Maalikwaxa uu tilmaamay in ay QM weli ka go’an tahay sidii Somalia looga dhigi lahaa dal ka madax bannaan mustaqbalka cuddurka Daacuunka ama Koleeraha.

Previous Post

Maxaa looga hadlay wadahadallo dhexmaray Wasiir Cawad iyo Wang Yi?

Next Post

Wejiga 2-aad ee dib-u-habaynta Ciidamada Xoogga oo Billowday

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Wejiga 2-aad ee dib-u-habaynta Ciidamada Xoogga oo Billowday

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00