HomeWararQaramada midoobay oo war kasoo saartay heshiiskii ay gaareen farmaajo iyo Rooble

Qaramada midoobay oo war kasoo saartay heshiiskii ay gaareen farmaajo iyo Rooble

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo goordhow qabtay shir jaraa’id ayaa ka hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mxaamed Cabdulalahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble. Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay sida ay labada mas’uul u xaliyeen khilaafkii aksoo dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo goordhow qabtay shir jaraa’id ayaa ka hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mxaamed Cabdulalahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble.

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay sida ay labada mas’uul u xaliyeen khilaafkii aksoo dhex Cusboonaaday, waxaaan uu intaasi ku daray in ay soodhaweynayaan tallaabada ay qaadeen farmaajo iyo Rooble.

- Advertisement -

James Swan ayaa sidoo kale sheegay in Qaramada Midoobay ay gacan ka gaysan doonto sidii heshiisku uu u noqon lahaa mid mira dhala iyo sidii dib loogu laaban lahaa wadadii loo baahnaa, hanaanka doorashada loo amba-qaado.

Madaxweyne farmaajo iyo RW Rooble ayaa dhawaan heshiis ka gaaray arrimo dhowr ah oo ay markii hore isku khilaafeen, waxaana khilaafku uu salka ku hayay xiisaddii ka dhalatay kiiskii Marxuumad Ikraahin Tahliiliyo xil ka qaadistii  Taliyihii nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin, kaasi oo uu Ra’iisul Wasaare maaxmed Xuseen Rooble xilka ka xayuubiyay kadib dilkii Ikraan tahliil.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts