HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo dalbatay in la bixiyo lacago horay loogu ballan qaaday

Qaramada Midoobay oo dalbatay in la bixiyo lacago horay loogu ballan qaaday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ka codsaday dalalka horumaray inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay bixiyaan $100 bilyan oo dollar, si ay u taageeraan hawlaha la xidhiidha wax ka qabashada isbedelka cimilada ee dalalka soo koraya, ka hor shirweynaha dib u eegista cimilada ee bisha November ka dhacaya dalka Masar. Wasiirada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ka codsaday dalalka horumaray inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay bixiyaan $100 bilyan oo dollar, si ay u taageeraan hawlaha la xidhiidha wax ka qabashada isbedelka cimilada ee dalalka soo koraya, ka hor shirweynaha dib u eegista cimilada ee bisha November ka dhacaya dalka Masar.

Wasiirada, khubarada cimilada iyo wakiillada bulshada rayidka ah ayaa toddobaadkan ku shiraya caasimadda dalka Congo ee Kinshasa, si ay u diyaariyaan ajandaha shirka bisha November ee loo yaqaano COP27, kaas oo ka dhici doona xeebta badda cas ee Sharma el-Sheikh. Shirkaas ayaa la filayaa inuu socdo inta u dhexeysa 6-da bisha illaa 18-ka bisha November.

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalalka horumaray ee ku bahoobay ururka G20 inay yihiin kuwa caalamka ku sii daaya qiiqa ugu badan, taas oo qiyaas ahaan noqonaysa 80% qiiqa dunida ee hawada lagu sii daayo. Iyada oo ay taasi jirto, ayay haddana ka gaabiyeen inay fuliyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay bixiyaan illaa $100 bilyan oo wax lagaga qabto isbedelka cimilada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts