HomeWararQaar ka mid ah shaqaalaha Hay'adda ICRC oo Dil iyo dhaawac loo...

Qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adda ICRC oo Dil iyo dhaawac loo geystay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qoraal ka soo baxay Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah Shaqaalahooda Dil iyo Dhaawac loogu geystay Koonfurta Gobalka Darfur ee dalka Sudan. Qoraalka waxaa lagu xusay in 2 shaqaale la dilay, halka 3 kalena lagu dhaawacay weerar lala beegsaday Kolonyo Gaadiidka ICRC oo ku sii jeeday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas ee ICRC ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah Shaqaalahooda Dil iyo Dhaawac loogu geystay Koonfurta Gobalka Darfur ee dalka Sudan.

Qoraalka waxaa lagu xusay in 2 shaqaale la dilay, halka 3 kalena lagu dhaawacay weerar lala beegsaday Kolonyo Gaadiidka ICRC oo ku sii jeeday Deegaanka Layba ee Gobalka Darfur, halkaasi oo ay Xaallad Aadminimo oo aad u daran ka jirto.

- Advertisement -

Madaxa Ergada Hay’adda ICRC u jooga dalka Sudan Pierre Dorbes ayaa ka Tacsideeyey Shaqaalihii la dilay, isagoo dhanka kalena kuwa dhaawacmay u rajeeyey inay ka soo kabtaan dhaawacyadii soo gaaray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts