• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Puntland oo soo Bandhigeysa Baaritaanka dilkii loo geystay Paul Anthony Farmosa

Bilan Media by Bilan Media
July 24, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxtooyadda Maamulka Puntland waxay War-saxaafadeed ka soo saareen qoraalkii lagu soo daabacay Wargeyska The New York Times bishan July 22-keedii, kaasi oo lagu soo bandhigay Cod laga duubay Danjiraha Qatar u jooga Somalia, Ambassador Xasan Bin Xamsa Haashim iyo Ganacsade lagu magacaabo Khaliifa Kaayed Al-Muhanadi oo aad ugu dhow Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Althaani.

Qoraalka uu Maamulka Puntland ka soo saaray arrintaasi ayaa lagu muujiyey inay ku soo baraarugeen walaaca Warbixintaasi oo hal-ku-dheg looga dhigay: “Qoryo, Kaash iyo Argagixiso, Dowladaha Gacanka oo ku hardamaya Awoodda ee gudaha Somalia”.

Puntland waxay tilmaamtay inuu Maqaalkaasi faahfaahiyey Cod laga duubay Danjiuraha Qatar iyo Ganacsade Al-muhanadi bishii May 18-dii, kaasi oo ay kaga wada hadleen Qarixii gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay Maxkamadda Bosaaso bishi May 11-dii ee sannadkan.

Qoraalka Puntland waxay sheegtay inay qaraxaasi ku dhaawacmeen 8 qof oo Soomaali aan waxba galabsanin, iyadoo ay Kooxda Daacish-ta Somalia  sheegatay mas’uuliyadda Qaraxaasi bishii May 12-dii.

Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyadda Puntland oo ku qornaa Luqadda English-ka, waxaa lagu xusay inay Puntland sannadihii la soo dhaafay dagaal kula jireen kooxo ay ugu yeereen Argagixiso, kuwaasi oo lagu eedeyeey inay dilal la beegsadaan Dadka Rayidka, Hoggaamiyayaasha Ganacsatadda ee caanka ah iyo guud ahaan Saraakiisha Dowladda Puntland, gaar ahaan kuwa ku sugan hareeraha iyo gudaha magaalladda Dekedda leh ee Bosaaso oo ah Xarunta ugu weyn Gnaacsiga Dowladda Puntland ee Somalia.

Qoraalka waxaa lagu xusay inuu Madaxweynaha Puntland, Saciid C/llaahi Deni ugu baaqay Guddiga Fulinta iyo Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka Somalia inay qaadaan Baaritaano ku aadan Eedeymahaasi khatarta leh, isla markaana ay Puntland diyaar u tahay Iskaashi buuxa iyo inay taageeraan horumarka Baaritaan kasta.

Qoraalka waxaa kaloo lagu muujiyey inay Dowladda Puntland sida ugu dhaqsaha badan u soo saari doonto faahfaahinta dheer ee Baaritaankooda khaaska ee ku aadan weeraradii Argagixiso ee ugu dambeeyey ee ka dhacay gudaha magaalladda Bosaaso, oo ay ku jiraan dilkii lagu khaarijiyey Maareeyayaashii Shirkadda P & Ports ee gacanta ku haysa Dekedda Bosaaso bishii Feberaayo 4-dii ee sannadkan 2019-ka.

Ugu dambeyntii qoraalkii ka soo baxay Madaxtooyadda Maamulka Puntland waxaa lagu caddeeyey inay ka go’an tahay in la midoobo, Dimuqraadiyad iyo Federalka Somalia iyo in Nabad iyaga dhexdooda ku wada noolaadaan  iyo dalalka deriska iyo Caalamka oo dhan.

Previous Post

Qaxooti Cusub oo Soomaali ah oo dib-u-dejin ka helay Kanada

Next Post

Sawirro:-RW ku-xigeenka dalka oo Casho Sharaf loogu sameeyay Baydhabo

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Sawirro:-RW ku-xigeenka dalka oo Casho Sharaf loogu sameeyay Baydhabo

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

by Liban
May 22, 2025
0

Tehran, Iran – The Iranian Parliament has reignited tensions with the United States after issuing a bold statement reaffirming the...

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

by Liban
May 22, 2025
0

WASHINGTON, D.C. – What was meant to be a diplomatic meeting aimed at cooling tensions between the United States and...

Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment

Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment

by Liban
May 22, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – In a strategic move aimed at transforming the employment landscape in Somalia, the Federal Government, through the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House
English News

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment
English News

Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
  • Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House
  • Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment
  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00