Puntland oo Sheegtay inay ka Madax banaan tahay Dowlada Federaalka

Maaamulka Goboleedka Puntland ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku faah faahiyay khilaafka kasoo dhex Cusboonaaday Dowaldda Dhexe iyo Maamulka Puntland.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay inay ka Madax banaan yihiin Dowlada Federaalka Soomaaliya ilaa laga dhamaystirayo qodobo heshiisyo ah.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor