Puntland oo shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo dhexe

Puntland aya shaacisay Natiijada imtixaanka dugsiyada hoose iyo  dhexe, waxaana kaalmaha ugu horreya kasoo muuqday Boosaaso iyo Qardho.

Imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 11 kun oo arday, kuwaas oo ka kalayimid degaanada Puntland.

Wasaaradda waxbarashada ayaa soo saaratay Natiijada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media