HomeWararPuntland oo shaacisay kiisas Cusub oo Cudurka COVID-19 ah

Puntland oo shaacisay kiisas Cusub oo Cudurka COVID-19 ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo Bandhigtay natiijada kasoo baxday baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay dad looga shakisnaa Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo qaarkood laga helay Cudurka. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-saac ee lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 24 ruux, isla markaana Cudurka laga helay 11 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo Bandhigtay natiijada kasoo baxday baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay dad looga shakisnaa Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo qaarkood laga helay Cudurka.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in 24-saac ee lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 24 ruux, isla markaana Cudurka laga helay 11 qof kamid ah dadkaas, iyagoona la geeyay Xarun karantiil.

- Advertisement -

7 ruux oo kamid ah dadka laga helay Cudurka ayaa ku sugan deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal, halka 4-ta kalena ay ku sugan yihiin Gobolka Karkaar ee Puntland, waxaana rag ah 7, halka kuwo kalena ay yihiin Dumar.

Tirada guud ee dadka laga helay Cudurka COVID-19 ee Puntland ayaa gaartay 136 Ruux, waxaa halkaas Cudurka ugu geeriyooday 5 ruux, isla markaana waxaa ka bogsaday 3 qof.

Guddiga ka hortega faafida Cudurka COVID-19 ee Maamulka Puntland ayaa shacabka ugu baaqay inay qaataan tallooyinka Caafimaad oo ay jeedinayan dhaqaatiirta, sidoo kalena shacabka kula dardaarmay inay kala fogaadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts