Puntland oo  Qalab Caafimaad gaarsiisay deegaano ka tirsan Gobolka Sool

Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka  Puntland ayaa qalab ka kooban talaagada lagu kaydiyo taalalada xarumaha hooyada iyo dhalaanka.

Iskuduwaha wasaaradda Cabdiraxmaan Cumar Cadee ayaa gaarsiiyay degmooyinka Talex, Xudun,Awrbogays, kulaal,Boocame.

Iskuduwe Cabdirahmaan Cumar Cadde ayaa meelaha talaagada la geeyay kula dardaarmay inay ka faa’iidaystaan dhaqaaleeystaana.

Masuuliyiinta xarumaha talaagadahan la gaarsiiyay ayaa bogaadiyay in ay helaan qalabkaan ka caawin doona horo usocodsiinta shaqadooda.

Comments
Loading...