HomeWararPuntland oo maxkamad saareysa taliyeyaasha booliska iyo birmidka maamulkasi

Puntland oo maxkamad saareysa taliyeyaasha booliska iyo birmidka maamulkasi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyeyaasha ciidamada booliska iyo birmidka Puntland Cismaan Afdalow iyo Cabdirisaaq Afgaduud ayaa Maanta lagu wadaa in maxkamad lagu soo taago magaalada Garoowe ee maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan xilalka ka qaaday taliyeyaasha ciidamada booliska iyo kuwa birmidka kadib markii ay israsaasen ku dhexmartay ciidamo ilaalo ah magaalada Boosaaso,halkas oo uu ku dhaawacmay wasiirka Amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyeyaasha ciidamada booliska iyo birmidka Puntland Cismaan Afdalow iyo Cabdirisaaq Afgaduud ayaa Maanta lagu wadaa in maxkamad lagu soo taago magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan xilalka ka qaaday taliyeyaasha ciidamada booliska iyo kuwa birmidka kadib markii ay israsaasen ku dhexmartay ciidamo ilaalo ah magaalada Boosaaso,halkas oo uu ku dhaawacmay wasiirka Amniga Puntland.

- Advertisement -

Weli si rasmi ah looma xaqiijin karo dacwadaha saraakiishan loo heysto balse arintasi ayaa aad loola xiriirinayaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts