Puntland oo Gacanta ku dhigtay Mid ka mid ah Magafayaasha dadka tahriibin jiray

Wararka aan ka helayno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu qabtay mid ka mid ah Magafayaasha dadka tahriibin jiray.

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Puntland kana sameeyeen Magaalada Boosaaso ayaa u suurtagashay in ninkaasi ku dhigaan kadib xogo ay ka heleen qaar ka mid ah Shacabka Boosaaso sida uu warbaahinta u sheegay gudoomiyaha Gobolka Bari

Sidoo kale waxa uu sheegay in ninkaan uu in badan tahriibiyay dad badan oo reer Boosaaso ah guud ahaan reer Puntland.

Maamulka Gobolka Bari mashaacin Magaca ninkaas iyo waxa ay ka yeeli doonaan,mar hadii ninkaas ay Gacanta ku dhigeen.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media