HomeWararPuntland oo Badhan ku xirtay Mas'uul ka tirsan Somaliland

Puntland oo Badhan ku xirtay Mas’uul ka tirsan Somaliland

Date:

Related stories

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Wararka laga helayo Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Puntland halkaas Xabsi ku yaalla ay ku xireen Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas ee Somaliland.

Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugan Badhan ayaa xabsiga dhigay Cabdiraxmaan Axmed oo maamulka Somaliland ugu magacaawnaa Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Weli lama oga sababta Ciidanka Puntland u xireen Guddoomiye Cabdiraxmaan Aadan,waxaana Badhan qeybo mid ah ku sugan Ciidamo ka kala tirsan maamulada Puntland iyo Somaliland.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Somaliland oo ay uga hadlayaan xariga loo geystay Guddoomiye ku-xigeenkii u joogay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories