HomeWararPakistan oo ballanqaad u samaysay Somalia iyo Heshiis Is-faham oo la kala...

Pakistan oo ballanqaad u samaysay Somalia iyo Heshiis Is-faham oo la kala saxiixan doono

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Pakistan,  Shah Mahmood Qureshi ayaa u xaqiijiyey Dowladda Federalka Somalia in la sii ambaqaadi doono Fursadaha Tababarada ee ay u fidiyaan Xirfadlayaasha Soomaalida. Wasiir Qureshi waxa uu hadalkaasi kaga dhawaaqay Kulan Khaas oo uu la yeeshay dhigiisa Somalia, Abdi said Mussa Ali oo haatan Socdaal hawleed ku jooga Caasimada dalkaasi ee Islamabad. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda Pakistan,  Shah Mahmood Qureshi ayaa u xaqiijiyey Dowladda Federalka Somalia in la sii ambaqaadi doono Fursadaha Tababarada ee ay u fidiyaan Xirfadlayaasha Soomaalida.

Wasiir Qureshi waxa uu hadalkaasi kaga dhawaaqay Kulan Khaas oo uu la yeeshay dhigiisa Somalia, Abdi said Mussa Ali oo haatan Socdaal hawleed ku jooga Caasimada dalkaasi ee Islamabad.

- Advertisement -

Waxa uu Wasiirka tilmaamay inay sii socon doonaan Fursadayaasha Tababarada ee Diplomaasiyadda, Difaaca, Caafimaadka, Hawlaha Bangiyada iyo Cilmiga IT-ga

Waxa uu xusay inay in ka badan 2,000 oo Arday Soomaali ah ku sugan yihiin Hay’addaha kala duwan ee Waxbarashadda ee ku yaalla gudaha Pakistan, iyadoo ay Ardaydaasi ka helaan Barnaamijka Taageerada Farsamo ee Pakistan(Under Pakistan’s Technical Assistance Programme).

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Pakistan waxa kale oo uu xusay inay Labada Dowladood wada saxiixan doonaan Heshiis  Is-Afgarad (MoU), si loo si xoojiyo Xiriirka Labada Waddan ee Walaalaha ah.

- Advertisement -

Ugu dambayntii, Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia, Abdisaid Mussa Ali waxaa loo fidiyey Casuumaad Khaas ah u fidiyey, oo uu mar kale ku soo booqdo Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts