|

Maamulka Degmada Warsheekh oo Ku Amray Shirkadaha Iney Isdiiwaangeliyaan

Warar · Dalsan Editor · February 18, 2015

Gudoomiye ku xigeenka Dhinaca Siyaasadda iyo Amniga Degmadda Warsheekh Maxamed Cali Yuusuf ayaa Radio Dalsan u sheegay in dhamaan Hey'adda iyo Shirkadaha ka howlgala Degmadasi ay maamulkooda isku diiwaangeliyaan.

Waxa uu ku hanjabay Gudoomiye Ku Xigeenka In Cidii aan iska diiwaangelin aan loo ogolaan doonin iney halkasi ka howlgasha.

Maamulka Degmada Warsheekh ayaa bilaabay diiwaangelinta Shirkadaha Kaluumeysiga iyo hey'adaha kale ee ka howlgala Degmadasi.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.