|

Dhageyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Riyo Maalmeed ku tilmaamay in Somaliland ay Go'do

Warar · Dalsan Editor · April 18, 2015

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cusmaan Jawaari oo ka qeyb galay Xaflad Xalay ka Dhacday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Waxaa uu sheegay in Riyo Maalmeed ay tahay in Somaliland ay ka go'do Soomaaliya inteeda kale.

Halkan ka Dhageyso Hadalka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cusmaan Jawaari.

[audio mp3="http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/04/Gudoomiye-jawaari1.mp3"][/audio]

 

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.