|

Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Tacsi U Diray Qoyska Cabdiraxman Farole

· Dalsan Editor · April 9, 2015

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Tacsi u diray Qoyska Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole oo Maanta Xaaskiisa uu Garowe ku dilay Wiil ay iyadda Dhashay.

Allaha u naxariistee Amina Abib ayaa u geeriyootay Dhawaac ka soo gaaray Rasaas Bastoolad ah oo uu ku furay Wiilkeeda Cumar Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole.

Madaxweyanha Puntland ayaa Galabta ka qeybgalay Aas loogu Sameeyay Marwo Amina Abib Magaaladda Garowe.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.