Lamaane gacmaha is-haysa ayey ahaayeen, oo xilli farxadeed ku jiray, markii ay Boliska si kedis ah ku soo gareen Munaasbaadda ...
Shirkadda Diyaaaradaha ee United Airlines ayaa raalli-gelin ka bixisay fal lagula kacay Haweeney Muslimad ah, xilli ay ku duulaysay Duullimaad ...
Boliska magaallo-madaxda dalka Talyaaniga ee Rome ayaa bilaabay Hawlgal dheeri oo ka baxsan Hawlaha ay ku kala hagaan gaadiidka isku ...
Arday lagu magacaabo Emmanuel Makomere oo dhigtay Dugsiga Chavakali Boy Hogh School ee dalka Kenya ayaa nasiib u yeeshay inuu ...
Mohamed Mohamoud oo deggan Degmadda Portland ee duleedka New York ayaa la sheegay inuu iskiisa isugu soo dhiibay Maxkamadda Cumberland ...
Madaxa Ammaanka ee Gobalka Garissa, Mohamoud Salah ayaa maanta u sheegay Suxufiyiinta inay Saraakiisha Ammaanka hawlgal ka fuliyeen Deegaanka Yumbis ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa lagu sheegay inay  qoraalo cabasho ah u direen Dowladaha Maraykanka, Britain, ...
Mohamed Abdullaahi Farmaajo oo xilka Ra’isul-wasaarenimadda Dowladdii KMG ee Somalia hayey sannadihii 2010-kii ilaa 2011-kii  ayaa hadalkaasi ka sheegay mar ...
Ardaygaasi oo lagu magacaabo Abuubakar Bashir Nuur Geeddi ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Deegaanka Cyberjaya ee dalka Malaysia. ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamadooda, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah,...
Wasaaradda Amniga ee Maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay go’aan cusub oo lagu joojinayo soo dejinta iyo...
Somalia’s Ambassador to Tanzania and the East African Community, Ilyas Ali Hassan, has on Monday formally presented his diplomatic credentials...
Somalia's Foreign Minister Abdisalam Dhaay on Monday met with his Egyptian counterpart Badr Abdelatty on the sidelines of the Aswan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.