|

Somaliland oo U Ogolaatay Isbaheysiga Sacuudiga Iney Isticmaalan Garoonka Berbera

· Dalsan Editor · March 30, 2015

Maamulka Somaliland ayaa u ogolaatay Dowladda Sudan oo qeyb ka ah Howlgalka ay hogaamineyso Boqortooyadda Sacuudiga iney adeegsadan Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Berbera si ay ugala Dagaalamaan Kooxda Xuutiyiinta.

Go'aankan ayaa yimid kadib kulan Waqti badan qaatay oo dhexmaray masuuliyiinta Somaliland iyo Xubno ka socday Dowladda Sudan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa hore u taageeray Go'aanka lagu aas aasay Isbaheysiga dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.