Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in maanta askari ka tirsan ciidamada dolwadda ...
Hadal-qoraal oo ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch soo saartay ayey ku sheegtay inay hayaan caddaymo ...
Jeneraal Ibraahim Sheikh Muxiyadiin oo ahaa taliyihii ilaalada madaxtooyada Villa soomaaliya ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo loo magacaabay taliyaha cusub ...
Ergayga Khaaska ee Dowladda Britain ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Nicholas Kay ayaa booqasho hawleed ku tegay Caasimadda dalka Masar ee ...
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah xubanaha baarlamaanka ee wada moshinka ka dhanka ah xukumada cusub oo uu ...
Ugu yaraan 2 carruur ayaa geeriyootay, 3 kalena wey ku dhaawacantay qarax shalay ka dhacay Tuullo hoos tagta Degmadda ...
Madaxweynaha Kenya ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir-madaxeedkii Hoggaamiyayaash Dowladaha IGAD shalay ku yeesheen magaalladda Nairobi, wuxuuna xusay in ay Qaxootiga ...
Hadal ka soo baxay Milliteriga Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyey in duqeyn bishan March 17-dii lagu qaaday Xaafadda AÂ ayaa la ...
Ilo dhinac Ammaanka dalkaasi ayaa lagu sheegay in 4 Askari lagu dilay qarax lala beegsaday Gaari Gaashaaman oo ay wateen ...
Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo ka qeybgakayey dood ka baxay idaacada VOA -da ayaa sheegay in aragti ahaan uu qabo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey shir-madaxeedka degdegga ah Dowladaha Carabta iyo Islaamka oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Doha kulan muhiim ah kula yeeshay Amiirka Qadar, Mudane Tamim...
War qoraal ah oo ka soo baxay Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka saldhigga degmada Hodan ay gacanta ku...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray digniin adag oo ku saabsan sumcad-dilka iyo aflagaadada madaxda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.