War Goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Golaha Wasiirada Soomaaliya ay Maanta kulan Deg ...
Waxaa hadda kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa sheegtay inay si xooggan u cambaaraynayaan Weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Hotelkaasi, kuna geeriyoodeen ...
Xalay Fiidkii waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Gudoomiyaha Baarlmaanka Galmudug iyo labadiisa ku ...
Xafiiska QM ee Somalia (UNSOM) ayaa sheegay inay cambaaraynayaan qaraxyadii shalay ka dhacay Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalladda Muqdisho. ...
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis xildhibaan oo Saxaafada kula hadlayay Afaafka hore ee Hotelka ayaa sheegay in weli baaritaano ...
warka saaky waxaa soo jeedinaya abuukar dayax waxaana farsameyanaya maxamed cabdulahi cali boy
Kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug ee iskhilaafsan ayay ...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha uu geestay weerarkii lagu qaaday hotelka Naasa-Hablood 2 ee degmada Xamarweyne Gobolkaan Banaadir. Weli waxaa socda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday ...
Shalay gelinkii dambe ayaa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxaa lagu weeraray Hotelka Naasa-Hablood 2 ee Magaalada muqdisho qaraxaasna ...
Waxa la so badbaadiyey goor dhaw Sheikh Cali Wajiis Oo ah caalim weyn oo aad looga yaqaano magaalada Muqdisho iyo ...
Mogadishu – The Somali government has announced that persons with disabilities will be given a meaningful role in the country’s...
Galdogob, Mudug Region – A shocking act of domestic violence has rattled central Somalia after a man allegedly shot and...
Salt Lake City – Charlie Kirk, a close ally of former President Donald Trump and the founder of the conservative...
Paris – Violent demonstrations erupted across France on Thursday as thousands of protesters took to the streets in opposition to...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.