Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la ...
Barnaamijka wareega caawa waxaa soo jeedinaya Maxamed cabdi xasan iidle waxaana farsameynaya mxamed cabdulahi cali boy Halkaan ka dhageyso ...
warka caawa waxaa soo jeedinaya maxamed cabdi xasan iidle waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya,  ayaa maanta Heshiis taariikhi ah la gashay Dowladda Mareykanka mudo 30 sano ah kadib. Heshiiskaan ...
Galinkii dambe ee Talaadadii Maanta ayaa lasoo gunaanaday Shirkii Amniga Qaran ee labo cisho ka Socady Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ...
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka  Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaas waxa uu kula kulmay ...
Shirkadda Al-Beyrak ee Maamusha Dekedda Muqdisho oo ka duuleysa  sare u qaadista Dayactirka iyo nadiifinta Dekedda Weyn ee magaala Muqdisho ...
Mdaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 04 December 2017 kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dalka Jarmalka ...
Wakiillo ka socda Midowga Yurub iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta tagay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya oo uu Ururka Midowga ...
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa faah faahin dhinacyo ...
warka duhur maanta waxaa aqrinaya abuukar dayax iyo axmed xuseen cadow waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Waxaa Maanta la sameeyay isku-aadka tartanka Kubbada Cagta dowlad Goboleedyada kaas oo la filayo in uu ka furmo Garoonka Banaadir ...
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Monday inaugurated the 7th Session of the Federal Parliament, addressing lawmakers on key national...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadda uu ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka ku adkeystay...
Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u soo jeedisay in caasimadda Federaalka Soomaaliya laga raro magaalada Muqdisho, loogana raro...
Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay hor yaallaan ajandayaal culus oo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.