|

Lix qof oo ka Tirsan Al shabaab oo ku dhintay Bam kula qarxay Bardale

· Dalsan Editor · March 22, 2015

Wararka ka imaanaya degmadda Bardale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in ugu Yaraan Lix Dagaalame oo ka tirsan Xarakadda Al Shabab ay ku dhinteen goor dhaweyd M ay wadada dhicaneeda ku aasayeen.

Dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in sido kale ay jiraan Khasaare kale oo soo gaaray Dagaalamayaal Katirsanaa Al Shabab oo aasay Bamkasi la qarxay.

Ma jirto faahfaahin intaasi ka badan oo dhacdadasi ka soo baxday.

Ilaa iyo haatan ma jirto Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Al shabaab oo ka hadlay qaraxaasi.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.