|

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay General Qaafow

· Dalsan Editor · March 21, 2015

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah Xilka qaadis ugu sameeyay General Maxamed Maxamuud Xasan(Qaafow) oo ahaa Taliyaha Qeybta 12ka April Ee Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xilkasi U Magacaabay Maxamed Maxamuud Saney sida ay xaqiijiyeen ila Wareedyo ay heshay Warbaahinta dalsan.

Xilka Taliyaha Qeybta 12ka April waa Xilka Seddexaad ee ugu sareeya Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya marka laga soo taggo Taliyaha Ciidamadda iyo Abaanduulaha.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.