Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa 14-ka Oktoober iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa galabdhicii galabta ka dhacay Magaalada...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon...
Xaaladda dalka Ethiopia ayaa meel cakiran mareysa, Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.