Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka Hiiraan,waxaana kulankooda ay uga hadleen ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Guddoomiyaha Xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ka hadlay Safarkii shalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku ...
Boqor Salmaan Bin C/Casiis waxa uu soo saaray Wareegto uu wiilkiisa Amiir C/casiis ugu magacaabay Wasiirka cusub ee Tamarta, waana ...
Wasiirka Maaliyadda X.F.S Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa kormeeray qaar ...
Meydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka soo jeeda dalka Uganda ayaa waxaa la helay Guri ...
Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ka socda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug,kaasi oo ka qeyb galayan dhammaan beelaha deegaanada Galmudug. ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa lagu wadaa in markii ugu horreysay sanadkan 2019 uu ka qeyb galo Shirka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Baydbabo ee Caasimadda KMG u ah Koonfur Galbeed ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socda shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug,kaasi oo Khamiisitii la soo dhaafay uu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Ibraahm Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay kulanka maalintii labaad ee Gogosha Wadatashiga Qaran oo ka...
Shirka Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoo uu shalay...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa maanta kala...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ahna Wasiirka Deegaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Xildhibaan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.