Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-shabaab ee Maanta ka dhacay...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qaraxyadii Maanta ka dhacay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxyo xooggan oo Maanta lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka...
Qaraxyo Is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay magaalada caasimadda...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.