|

Dhageyso: Hawlgal lagu xaqiijinaayo amaanka oo Ka Soconaya Magaalada Kismaanyo

Warar · Dalsan Editor · February 27, 2015

Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Kuwa Amisom ayaa lagu soo Waramayaa in maanta oo Jimco ah ay Howlgal ka wadaan magaalada Kismaanyo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose.

Saraakiisha Howlgalka Qeybta ka ah ayaa sheegaya in howlgalka lagu soo qab-qabtay tiro dhalinyaro ah kuwaas oo la sheegay inay kamid yihiiin Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

[audio mp3="http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/02/War-Dayax-Kismaayo-.mp3"][/audio]

 

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.