Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola ...
Wasiirka Wasaaradda amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi oo uu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Midowga Africa, ayaa ka saarey dalka Sudan xubinnimadii iyo dhammaan hawlaha ururkani, illaa iyo inta lasoo celinayo dowlad kumeel gaar ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/salaam Juule ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumairnta dhaqaalaha. ...
Gudoomiyaha Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Maxamed Xasan (Ciro) oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Gudiga maamulka Doorashada Heer Dowlad goboleed ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Camar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa kulan ku ...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiin sarsare oo ka socda hay’adda qaxoontiga adduunka ...
Ciidankii Ahlusunna Waljaamaca ee saakay gebi ahaan isaga baxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa barqadii Maanta gaaray degaanka Bohol ...
Warbaahinta Hindiya oo soo xiganaysa Ururka Culumada Muslimiinta ee gobolka buuraleyda ah ee Tripura ee dhaca waqooyi bari Hindiya, ayaa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
maanta waxaa weli socda uruurinta meydadka kooxda Al-Shabaab ee shalay weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud....
The Federal Government of Somalia has received a significant delivery of military vehicles and advanced equipment from the United Kingdom,...
The Organization of Islamic Cooperation (OIC), currently chaired by Turkey, has called on the United Nations Security Council to take...
The Federal Government of Somalia has confirmed that Somali National Army (SNA) forces and local community fighters repelled a major...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.