Wafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda xilgaarsiinta iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abuukar Dayax ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah ...
Hoggaamiyeyaasha sida afgembiga ah kula wareegay awoodda Suudaan ayaa xabsiga kasii daayay dad ay isku dhawaayeen Madaxweynihii hore dalkaas Cumar ...
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa soo dhoweeyey doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ...
Janaraalka hoggaaminaya dagaalyahanada Tigray, Tsadkan Gebretensae ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal oo ay la yeelanayaan dowladda Federaalka Itoobiya. ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho uu kusoo ...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-772/112021Â uu xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku ...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta oo ...
Doorashada kursiga labaad ee tirsigiisu yahay HOP237 ee Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa kusoo idlaatay Xarunta Dugsiga ...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Ceeldheer, Galgaduud – The Somali National Army (SNA) has awarded Private Cabdi Cadaawe Nuur for his extraordinary bravery in stopping a deadly...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.