Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon ...
Xaaladda dalka Ethiopia ayaa meel cakiran mareysa, Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay ...
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhoweeyay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Koox hubeysan oo burcad ah ayaa weerar geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku qaaday gaari ay saarnaayeen dad ...
Dowladda Sweden ayaa Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Waaberi kala wareegtay baasaboorkiisa Sweden, kadib markii lagu eedeeyay inuu ...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa shaaciyay in todobaadyada soo socda doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ay si ...
Dowladda Itoobiya ayaa wacad ku martay inay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto xoogaga fallaagada Tigreega, inkastoo ay sii ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxaned Iidle ...
Kulan looga hadlaayay amniga Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ahna Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka qabsoomay Magaaladaas, kadib ...
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.