Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-mohamed Cabdi ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ...
Agaasimaha Waaxda diiwaan-galinta Gaadiidka (Rayidka) ee (PRA) ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda xilgaarsiinta Mawliid Xuseen Cumar ayaa ...
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday dad ...
Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen ...
Agaasimaha cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Clmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta xilka kala wareegay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog oo saaka ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee caabuqa COVID-19, wasiirka ...
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo ee maalin kaho dowladda Federaalka Soomaaliya ka ceyrisay dalka ayaa ka hadlay ...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana ...
Laamaha Amniga Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii la ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey shir-madaxeedka degdegga ah Dowladaha Carabta iyo Islaamka oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Doha kulan muhiim ah kula yeeshay Amiirka Qadar, Mudane Tamim...
War qoraal ah oo ka soo baxay Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka saldhigga degmada Hodan ay gacanta ku...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray digniin adag oo ku saabsan sumcad-dilka iyo aflagaadada madaxda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.