Wararka inaga soo gaaraya degaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay ay Ciidanka Dowladdu howgallo ...
Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada  Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa maanta daahfuray tababar ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Arrimaha ...
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya guud ahaan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Abdisalaan ...
Nin mindi ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska magaalada Cannes ee koonfurta dalka Faransiiska. Mid ka ...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Puntland ayaa si rasmi ah xilka ulawareegay kadib Munaasabad ka dhacday Xarunta Taliska Booliiska ee ...
Madaxweyne Xi Jinping ayaa ku darsan doonaa muddada uu sii hogaamin dalka Shiinaha toddobaadkan, inta lagu guda jiro shirka madaxda ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in dalku ay ku soo bateen waxyaabo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abuukar Dayax ...
Waxaa jira muuqaal muujinaya boqolaal qof oo ka ag dhaw xayn-daabka siliga, kuwaas oo qaarkood isku dayaya in ay xoog ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole ...
MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada...
Maamulka Waqooyi Bari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kadib markii duqeyn ka...
Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ka socda magaalada Gaza saacado un kadib markii Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu magaalada Quddus kulan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.