Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo JSL/XM/WM/222-782/112021 waxaa uu xil ka qaadis iyo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan safaro ku bixin doona Magaalooyinka dowlad Goboleedyada ee ...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo jeedisay in wadahadal lagu dayo colaadda ka aloosan gudaha waddanka Itoobiya, si xaaaladda loo qaboojiyo oo ...
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu u amba-baxo Magaalada Kampala ee caasimadda ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka  Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray caasimadda waddanka Itoobiya ee Addis Ababa. Afhayeen u ...
Guddiga Doorashadda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda 2 Xubnood ee ka dhimanaa Aqalka Sare ee maamulkaasi. Diiwaan galinta Musharixiinta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- AbduWaxiid ...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray Liiska Xubnihii ka dhimanaa Aqalka Sare oo u tartami ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaadacday shirka Shidaalka Afrika ee ka socda dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo qayb galayso Dowladda Soomaaliya. ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian...
Ciidamada Israa’iil ayaa sii ballaariyay howlgalka ka socda Marinka Qaza, iyagoo kordhiyay duqeymaha cirka iyo weerarrada dhulka, taas oo sababtay...
MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.