Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay soo galaan Mareykanka, waxaana tallaabadan uu ...
Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatay qaraxii shaley ka dhacay caasimadda Uganda, saddex kamid ah dadkaas ku dhintay weerarka ...
Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka dhaceen dagaallo aad u qaraar, sida ...
Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex maxaabiis ah ay ka baxsadeen xabsi si weyn ...
Wararka ka imaanaya magaalada Gurciceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu ka dhacay Qaraxa jugtiisa si weyn ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- C/naasir ...
Dabley hubeysan ayaa xalay waxaa ay dil ka gaysteen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid, waxaana kasoo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ...
Tiro ka mid ah darawallada gawaarida gargaarka ee Qaramada Midoobay oo ay xirtay dowladda Itoobiya todobaadkii hore ayaa la sii ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Musharax Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareen ee xaruunta mamaulka Galmudug ayaa halkaa ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.