Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Xasan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u Cambaareeyay qarax Is-miidaamin ah oo saaka ...
Agaasimaha KMG ah ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Yaasiin Fareey ayaa Goordhow loo doortay Xildhibaan ka tirsan ...
Maamulka Iskuulka Mucaasir ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha kasoo gaaray qaraxii saaka ka dhacay Albaabka hore ee Iskuulka Mucaasir ...
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Albaabka hore ee ...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qarax Is-miidaamin oo saaka ka dhacay albaabka hore ee ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo saaka dhacay meel ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon ...
Ugu yaraan 31 qof oo tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalka Ingiriiska ayaa ku qaraqmay English Channel oo ah ...
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland ayaa habeenimadii xalay aheyd gaaray Saldhig weyn oo degaanka Sugurre oo ka ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo khamiis ah ay ka dhacdo doorashada laba ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa boggaadiyey Guddiyada doorashooyinka heer Federal , Guddiyada doorashooyinka Somaliland, ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.