Goor Dhaw Waxa soo idlaatay Cod Bixinta Wareega Koowaad Ee Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug. Waxa imminka la tirinayaa Codadka Doorashadda...
Codeynta Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa si toos ah uga socota Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud. Waxa ku tartamaya Xilkasi...
Gudigga Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabatay Cod Bixinta Doorashadda Madaxtinamadda Maamulka Galmudug. Waxa loo codeyn...
Xafladda Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa bilaabatay Imminka waxana hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Waxa sido kale hadal kooban jeediyay...
Ciiddanka Jabuuti ee ku sugan Gobalka Hiiraan waxaa markii ugu horreysay la soo gaarsiiyey, kuna hawlgeli doonaan Taangiyadda casriga ee...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.