Kadib markii Xalay lagu dhawaaqay in Xasan Sheikh Maxamuud uu ku guulaystay Xilka dalka ugu sarreeya ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo loo ...
Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka ...
Waxaa Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kusoo dhammaatay doorashada Madaxweynaha 10-aad ...
Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa ka socota Doorashada ...
Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhammaatay coddeynta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada xilka Madaxweynaha ...
Waxaa goordhow soo dhammaada wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka socota Xarunta Teendhada Afisyooni ...
Waxaa soo dhammaatay coddeynta wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka socota Teendhada Afisyooni , ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan oo maanta loo doortay...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, H.E....
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada...
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Laascaanood ayaa lagu doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan inuu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari....
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.