Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan ayaa sheegay in uusan aqoonsanayd Ra’isulwasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis, islamarkaasna uusan la kulmi doonin. Waxa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay Talisyada ciidamada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka ...
Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Dr Kizza Besigye ayaa la xiray maanta oo Talaadado ah isagoo isku dayay inuu hoggaamiyo dibadbax ka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Cabduwahab Cirguje ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa la sheegay ...
Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ...
Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi'iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn ...
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirar ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya, oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa si rasmi ah loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu helay dambiyo culus...
Jowhar, Somalia – The National Consultation Conference on Education entered its second day on Monday in Jowhar, the capital of...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.