Duulimaadyada garoonka diyaaradaha ee Aden Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa dib u bilowday kadib markii ay saacad iyo dheeraad hakad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya ...
Garoonka diyaaradaha Aadan cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Shir diyaradeed oo khasaaro xooggan gaystay, iyadoo ...
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee ...
Qarax aad u xooggan ayaa goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar dheeraad ah oo ...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo Ciyaal Weero ah oo Wiil dhalinyaro ah dil ugu gaystay Degmada Kaaraan ee ...
Magaalada Caabuwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Xalay waxaa lagu aasay, Faarax Cumar Geelle, Xaawa Cumar Geelle, Ismacil C/laahi Geelle iyo ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ka qabsoomay ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ka hadlay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ...
Ganacsatada qaadka ayaa waxaa laga yaabaa in dhoofintiisa ay sugaan in ka badan intii lagu waday in lagu geeyo Muqdisho ...
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka  Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ee Alshabaab ku weerareen Magaalada Jowhar ee gobolka ...
MOGADISHU – The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has reassigned 300 staff...
JOWHAR – In a landmark step towards improving public access to civil registration, the Federal Member State of Hirshabeelle today...
LOS ANGELES — A night of music and celebration turned into a scene of chaos and horror early Saturday when...
HA LONG BAY, Vietnam – A tragic boating accident in one of Southeast Asia’s top tourist destinations has left at...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.