|

Gudoomiyaha Balcad oo Ka Warbixiyay Dhaawac Ka Soo Gaaray Weerarkii Lagu Qaaday Central Hotel

Warar · Dalsan Editor · February 22, 2015

Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeeladda Dhexe Maxamuud Maxamed (Saney) ayaa Idaacadda Dalsan uga Warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad kadib dhaawac ka soo gaaray Weerarkii Jimcaha Lagu qaaday Central Hotel.

Gudoomiyaha waxa uu dhaawac ka soo gaaray qeybta hoose ee jirkiisa gaar ahaan Laba lugood.

Weerarkasi oo uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha Degmada Balcad waxa ku dhintay 25 qof waxana Masuuliyadiisa Sheegatay Xarakadda Al Shabab.

[audio mp3="http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/02/War-Qoslaaye.mp3"][/audio]

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.