Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Maxamed ...
Wasiiradaha  Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa shaaciyay inay gebi ahaanba joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, kaddib markii ay si ...
Hay’adaha samafalka iyo masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa gurmad u fidinaya shacabka Pakistan oo ay soo foodsaareen daadadkii ugu xumaa ee ...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto. Codsiga ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad ka dhacay agagaarka baarlamaanka Ciraaq ee ...
Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada difaaca lagu wado inay ka wada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Frderaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo Culus oo Ciidanka Xoogga dalka ay saacadihii ugu dambeeyay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey'adda Caalamiga ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala-beegsaday Masuul ka tirsanaa mid ka mid ah degmooyinka Gobolka, kaasi oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Cabdi ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.