HomeWararOdayaasha Cadaado oo diiday ka qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Odayaasha Cadaado oo diiday ka qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug iyo Odayaasha dhaqanka Cadaado. Kulanka u dhexeeyay labada dhinac oo ahaa mid Albaabada u xirnaa ayaa waxaa looga hadlay qodobo kala duwan oo kan ugu weynaa uu ahaa sidii reer Cadaado uga qeyb geli lahaayeen shir-weynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug iyo Odayaasha dhaqanka Cadaado.

Kulanka u dhexeeyay labada dhinac oo ahaa mid Albaabada u xirnaa ayaa waxaa looga hadlay qodobo kala duwan oo kan ugu weynaa uu ahaa sidii reer Cadaado uga qeyb geli lahaayeen shir-weynaha dib u-heshiisiinta Galmudug,kaasi oo Gogashiisa ay taallo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Odayaasha Cadaado ayaa la sheegay inay gebi ahaan iska diideen ka qeyb galka Shirkaas lagu qaban doono Dhuusamareeb,isla markaana tilmaamay in aysan tegi doonin halkaas.

Sidoo kale Odayaasha ayaa xusay in Magaalada Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug ayna aheyd in la isugu yimaan si loo dhiso Galmudug mideysan.

Si kastaba dhawaan ayay aheyd markii Odayaasha iyo Waxgaradka Cadaado ay si cad u sheegeen in aysan ka qeyb geli doonin shir-weynaha dib u-heshiisiinta Galmudug uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts