HomeWararNUSOJ oo Soo dhoweysay Magacaabista La Taliyaha Raisul Wasaaraha ee Arrimaha Warfaafinta

NUSOJ oo Soo dhoweysay Magacaabista La Taliyaha Raisul Wasaaraha ee Arrimaha Warfaafinta

Date:

Related stories

Puntland President Deni Overhauls Police Leadership in Major Security Shake-Up

Puntland's President Said Abdullahi Deni has announced a sweeping restructuring of the regional police force, appointing a new second deputy commander and fresh leadership across key departments, including the Criminal Investigations Department (CID) and regional police commands. The move is seen as part of broader security reforms to strengthen law enforcement in the semi-autonomous state.

Somalia’s Elite Gorgor Unit Delivers Lifeline to Drought-Hit Families

The Gorgor Commandos of the Somali National Army have conducted a humanitarian operation in the Middle Shabelle region, delivering critical food aid to communities suffering from severe drought in an incredible show of solidarity.

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si weyn u soo dhoweynayaa magacaabista La Taliyaha Raisul Wasaare Cumare Cabdirashid Cali Sharmarke ee Dhinaca warfaafinta oo loo magacaabay Md. Garaad Salaad oo ah nin aqoon durugsan u leh arrimaha warfaafinta.

 “Garaad Salaad waa saaxiibka dhamaan bahda saxaafadda Soomaaliyeed, magacaabistiisana waanu ku faraxnay, waana soo dhoweyneynaa.” Ayuu yiri, Maxamed Ibrahim, Xoghayaha Guud ee NUSOJ, “Waxa uuna xiriir wanaagsan la leeyahay bahda warfaafinta, waxaana ku kalsoonahay in uu hagaajin doono xiriirka warbaafineed ee xafiiska Raisul wasaaruhu la leeyahay bahweynta Saxaafadda.”

 Garaad Salaad waxa uu horey u ahaa Agaasimaha Warfaahinta xafiiska Raisul  wasaaraha muddo ka badan afar sano, lana soo shaqeeyay shan raisul wasaare.

 Ugu dameyntii Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) waxa uu  ku tilmaamay magacaabistan mid isu soo dhoweyn karta wadashaqeyn dhab ah oo ay bahda warfaafintu la yeelato xafiiska raisul wasaaraha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories