HomeMaqalNISA oo shaacisay inay qabatay Ninkii hoggaaminayay qaraxyadii Maanta

NISA oo shaacisay inay qabatay Ninkii hoggaaminayay qaraxyadii Maanta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay inay gacanta ku dhigtay Ninkii hoggaaminayay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho. Ilaa laba qarax ayaa Maanta waxa ay ka dhaceen Gudaha Magalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon iyo Tiyaatarka Qaranka,kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. NISA ayaa qoraal ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay inay gacanta ku dhigtay Ninkii hoggaaminayay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho.

Ilaa laba qarax ayaa Maanta waxa ay ka dhaceen Gudaha Magalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon iyo Tiyaatarka Qaranka,kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

- Advertisement -

NISA ayaa qoraal ay soo dhigeen Barta ay ku leeyihiin twitter-ka waxa ay ku sheegeen in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen hoggaamiyihii qaraxyada Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho,iyo sidoo kale Darawalkii waday Gaariga ku qarxay agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts