HomeWararNISA oo gacanta ku dhigtay dagaalamayaal Qaraxyo fulin rabay

NISA oo gacanta ku dhigtay dagaalamayaal Qaraxyo fulin rabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay labo dagaalame o ka tirsana Alshabaab, kuwaasi oo doonayay inay falal amni darro ka gaystaan magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in dagaalamayaashaan la qabtay Xili ay qorsheynayeen falal ka dhan ah ammaanka guud ee Caasiamdda. Waxaana la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay labo dagaalame o ka tirsana Alshabaab, kuwaasi oo doonayay inay falal amni darro ka gaystaan magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in dagaalamayaashaan la qabtay Xili ay qorsheynayeen falal ka dhan ah ammaanka guud ee Caasiamdda.

- Advertisement -

Waxaana la sheegay in Xilliga ay qabanayeen ciidamada labada dagaalame ay  gacmaha ku wateen Qaraxyo ay damacsanaayeen inay ka gaystaan Caasimadda.

Ciidanka ammaanka ee dowladda gaar ahaa kuwa hay’adda Sirdoonka Qaranka ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan, ka hor inta aysan fulin Qaraxyo iyo falal kale oo la sheegay inay qorsheynayeen Labada dagaalame ee la qabtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts