• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Nin Somali oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Maraykanka.

Bilan Media by Bilan Media
July 18, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI  oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu ku markhaati ku furay dacwad loo haysto Nin Somali ah oo lagu magacaabo Yuusuf Wehliye, kaasi oo lagu eedeynayo inuu haystay qori iyo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Kooxda Daacish.

Yuusuf Wehliye oo 25-jir ah ayaa  la sheegay in lagu hayey ilaalo Sirdoonka Federalka ilaa bishii December ee sannadkii hore.

Sida lagu xusay Dukumenti loo gudbiyey Maxkamadda Federalka ee magaalladda Alexandria ee Gobalka Virginia waxa Yuusuf Wehliye la soo qabtay isbuucii hore, isagoo doonayey inuu u dhoofo magaalladda Minneapolis.

Sarkaal ka tirtsan FBI-da ayaa Maxkamadda u sheegay inaysan  ogayn halka uu u socday  Yuusuf Daahir  oo deggan magaalladda Fairfax, iyadoo Ninkaasi  iyo Walaalkiisa 6 ISBUUC ka hor lagu xiray dalka Masar, inkastoo aan lagu oogin Falal Argagixiso.

Richard Gerlad waxa kale oo uu tilmamaay inuu Yuusuf Wehliye u sheegay ininuu jeclaan lahaa Jihaad iyo inuu u hambalyedeyey falka Dil-wareedka ee ay Kooxda Daacish geystaan.

Sida lagu qoray Wargeyska The Washington Post waxay Dacwad-oogayaasha sheegeen inay suurtogal tahay inuu Yuusuf Wehliye ku lug leeyahay Fal Argagixiso.

Kaaliyaha Xeer Ilaaliyaha Maraykanka,  Brandon L.Van Grack ayaa ka hor sheegay Maaxkamadda inuu Eedeysanaha kala sheekeystay Nin ka tirsan Hay’adda Ammaanka  arrimaha Jihaadka iyo Daacish.

Waxa uu intaasi ku daray in Eedeysanaha sheegay qorshe uu ku fekerayey oo ahaa inuu Dibedda u dhoofo ama uu weeraro Ciiddanka  Maraykanka ee joogta gudaha Maraykanka.

Qareenka u doodaysay Yuusuf Wehliye oo lagu magacaabo Cadence Mertz waxay iyada Maxkamadda ka hor sheegtay inuusan Eedeysanaha ahayn Nin Khatar ah, waxayna ku baaqday in la sii daayo.

Waxay kaloo sheegtay inuu Eedeysanahaa horey dhibaato kala kulmay shaqo la’aanta, loona baahan yahay in laga daaweeyo xanuunka dhinaca Dhimirka.

Garsoore Ivan D. Davis waxa uu meesha ka saaray in Eedeysanaha la sii hayo damiin la’aan, wuxuuma xusay inuu khatar ku noqday xaalladiisa aan la aqoonin ee Caafimaadka Dhimirkiisa.

Xigasho: Washington Post

©Radio Dalsan

Previous Post

Askar ka tirsan kuwa Dowladda oo lagu dilay Sh/dhexe.

Next Post

DEGDEG: Madaxda Midowga Afrika oo ku fashilmay inay doortaan Guddoomiyaha cusub ee  Ururka AU.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Next Post

DEGDEG: Madaxda Midowga Afrika oo ku fashilmay inay doortaan Guddoomiyaha cusub ee  Ururka AU.

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00