Xafiiska Xeer -Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo u yeeray Cumar Faaruuq

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka  ayaa u yeeray Cumar Faaruq oo sheegta inu uurka suxufiyinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ xoghaye u yahay ,

U yeeritanka Faaruuq  ayaa lagu sheegay sida warqada ku qoran  inuu magacan si been abuur ah u sheegto una ku abaabulay dhawr munaasbadooda isagoon aan heysan ruqsad.

Faaruq ayaa NUSOJ laga eryey sanooyin ka hor marki lagu helay masuq maasuq .

17 MAY sanadki here ayeey suxufiyiinta Soomaaliyeed cod aqlibayad leh ku doorteen Maxaéd Ibrahim Mucalimuu inu noqdo xogahayaha guud ee NUSOJ.

Hoos ka aqriso lifaaqa.